Daawo Sawirada: Gudoomiye Mursal oo Amray in Si deg deg ah loo xaliyo …
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha diinta ee golaha shacabka. Kulanka waxaa...