Xil ka qaadis lagu sameeyay Danjire Cali Maxamed Cali oo laga hor yimid (Akhriso)
Wareegto kasoo baxday 26-kii bishii July ee sanadkan Xafiiska Wasiirka Arimaha Dibada Xukuumada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xilka looga qaaday Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha...