Magacaabista Fahad Yaasiin Maxey ka badali kartaa Hay’ada Nabad Sugida ?
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa loogu magacaabay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir in uu noqdo Agaasime kuxigeenka Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya....