Dowladda Soomaaliya ayaa saakay soo bandhigtay ciidamo la sheegay in ay katirsanaayeen kuwa Jubbaland, kuwaa oo isku dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka...
Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump ayaa Sabtidii ku hanjabay 100% canshuuro ka dhan ah dalal ka kooban sagaal dowladood haddii ay ku dhaqaaqaan inay...
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto , ayaa ka dhawaajiyay in uu ka shaqeenayo sidii wadahadal u dhax mari lahaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo...
Madaxweynaha xilka ka degaya ee maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray suuqa ganacsiga ee WAAHEEN oo dib u dhis ballaadhan lagu...
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Ahmed Jama, ayaa si rasmi ah u furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum),...
Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Jubbaland, ayaa dhamaan Shirkadaha bixiya adeega Duulimaadyada fartay in ay la shaqeeyaan maareeyaasha Wasaaradda u idmatay in ay Maamulaan...