Madaxweyne Buhari oo la kulmay Gabdho ay sii daayeen Boka Haram (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha dalka Nageria Muhammadu Buhari ayaa la kulmay in ka badan 100-gabdhood oo ay sii daayeen kooxda Boka Haram, gabdhahan ayaana laga afduubtay dhawaan iskuulo kuyaala...