NEWS Dhulgariir laga dareemay magaalo xeebeedka MombasaCabdi CadeApril 28, 2025April 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 2025April 28, 20250 Kenya waxaa Axaddii shalay ahayd ka dhacay dhulgariir la sheegay in uusan xoog badan lahayn, kaasoo laga soo sheegay magaalo-xeebeedka Mombasa. Dhulgariirka ayaa 4:17 galabnimo... Read more
NEWS Wasiirro ka shiray dagaalka ka dhanka ah kooxda Al ShabaabCabdi CadeApril 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 20250 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada kaas oo diirada lagu saaray arrimo dhowr ah. Wasiirka Wasaaradda... Read more
NEWS Generaal Geesood oo iska casilay taliyaha ciidanka iyo Sababta keentayCabdi CadeApril 28, 2025April 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 2025April 28, 20250 Taliyihii ciidanka daraawiishta maamulka SSC Khaatumo Jeneraal Saleebaan Barre Geesood, ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay, waxa uuna warqada iscasilaadiisa u gudbiyay Madaxweynaha maamulka... Read more
NEWS Mareykanka oo duqeyn ku laayay Muhaajiriin badan oo Afrikan ahCabdi CadeApril 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 20250 Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka , ayaa duqeymo culus ku garaacay dalka Yemen gaar ahaan goobo ay maamulaan kooxda Xuutiyiinta, waxaana duqeymaha qaar ka dhashay khasaaro... Read more
NEWS Dacwad lagu soo oogay nin dad ku laayay goob ay xaflad ka socotayCabdi CadeApril 28, 2025April 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 2025April 28, 20250 Booliiska dalka Canada, ayaa dacwad dil ah kusoo oogay Kai-Ji Adam Lo oo 30-sano jir ah, ninkan ayaana gaari jiirsiiyay dad badan oo ku sugnaa... Read more
NEWS Taliye Asad Diyaado oo hoggaan cusub howlgeliyay iyo Amiir oo ruqsad bixiyayCabdi CadeApril 28, 2025April 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 2025April 28, 20250 Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, 34 sanno kaddib dib u howlgeliyey hoggaankii dhismaha ciidanka booliiska oo qaabilsanaa hirgelinta dhismayaasha dowladda iyo... Read more
NEWS Puntland oo go’aanno adag kasoo saartay xaalad soo korortayCabdi CadeApril 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 20250 Mas’uuliyiin ka tirsan maamul goboleedka Puntland oo shir ku yeeshay magaalada Garoowe, ayaa soo saaray go’aanno adag oo ku saabsan xakamaynta tahriibta dhallinyarada oo dhawaanahan... Read more
NEWS Hoobiyaal lagu garaacay xarunta Xalane iyo Garoonka Aadan CaddeCabdi CadeApril 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 20250 Tiro hoobiyaal ah , ayaa saakay aroortii hore waxaa lagu garaacay xarunta Xalane iyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo garabka isku haya, waxaana la sheegay... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse oo isku shaandheyn kooban goordhaw sameeyayCabdi CadeApril 27, 2025April 27, 2025 by Cabdi CadeApril 27, 2025April 27, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa wareegto uu galabta soo saaray isku shaandheyn kooban ku sameeyay qaar kamid ah Wasiiradda Xukuumadda. Xamse... Read more
NEWS Shir xasaasi ah looga hadlayay amniga Hirshabelle oo dhacay (Sawirro)Cabdi CadeApril 27, 2025 by Cabdi CadeApril 27, 20250 Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa shir-guddoomiyey kulan looga hadlayey ammaanka guud ee deegaannada maamulka Hirshabeelle. Wasiirka Amniga, Saraakiisha Ciidamada Qalabka... Read more