Shir xasaasi ah looga hadlayay amniga Hirshabelle oo dhacay (Sawirro)
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa shir-guddoomiyey kulan looga hadlayey ammaanka guud ee deegaannada maamulka Hirshabeelle. Wasiirka Amniga, Saraakiisha Ciidamada Qalabka...