NEWS Dacwad lagu soo oogay nin dad ku laayay goob ay xaflad ka socotayCabdi CadeApril 28, 2025April 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 2025April 28, 20250 Booliiska dalka Canada, ayaa dacwad dil ah kusoo oogay Kai-Ji Adam Lo oo 30-sano jir ah, ninkan ayaana gaari jiirsiiyay dad badan oo ku sugnaa... Read more
NEWS Taliye Asad Diyaado oo hoggaan cusub howlgeliyay iyo Amiir oo ruqsad bixiyayCabdi CadeApril 28, 2025April 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 2025April 28, 20250 Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, 34 sanno kaddib dib u howlgeliyey hoggaankii dhismaha ciidanka booliiska oo qaabilsanaa hirgelinta dhismayaasha dowladda iyo... Read more
NEWS Puntland oo go’aanno adag kasoo saartay xaalad soo korortayCabdi CadeApril 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 20250 Mas’uuliyiin ka tirsan maamul goboleedka Puntland oo shir ku yeeshay magaalada Garoowe, ayaa soo saaray go’aanno adag oo ku saabsan xakamaynta tahriibta dhallinyarada oo dhawaanahan... Read more
NEWS Hoobiyaal lagu garaacay xarunta Xalane iyo Garoonka Aadan CaddeCabdi CadeApril 28, 2025 by Cabdi CadeApril 28, 20250 Tiro hoobiyaal ah , ayaa saakay aroortii hore waxaa lagu garaacay xarunta Xalane iyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo garabka isku haya, waxaana la sheegay... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse oo isku shaandheyn kooban goordhaw sameeyayCabdi CadeApril 27, 2025April 27, 2025 by Cabdi CadeApril 27, 2025April 27, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa wareegto uu galabta soo saaray isku shaandheyn kooban ku sameeyay qaar kamid ah Wasiiradda Xukuumadda. Xamse... Read more
NEWS Shir xasaasi ah looga hadlayay amniga Hirshabelle oo dhacay (Sawirro)Cabdi CadeApril 27, 2025 by Cabdi CadeApril 27, 20250 Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa shir-guddoomiyey kulan looga hadlayey ammaanka guud ee deegaannada maamulka Hirshabeelle. Wasiirka Amniga, Saraakiisha Ciidamada Qalabka... Read more
NEWS Warqad uu qoray nin ka badbaaday markabkii Titanic oo lagu iibsaday lacag dhan…Cabdi CadeApril 27, 2025April 27, 2025 by Cabdi CadeApril 27, 2025April 27, 20250 Warqad uu qoray nin rakaabkii Titanic ka mid ahaa maalmo ka hor inta uusan markabka quusin ayaa lagu iibiyay lacag rikoor cusub ah oo gaareysa... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan Sheekh oo wiilkiisa taliye ciidan ka dhigayCabdi CadeApril 27, 2025 by Cabdi CadeApril 27, 20250 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mid kamid ah wiilashiisa ka dhigay in uu noqdo taliyaha ciiamada ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha, kaddib markii taliyihii... Read more
NEWS Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan muhiim ah la qaatay Wang YuCabdi CadeApril 27, 2025 by Cabdi CadeApril 27, 20250 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan mira dhal ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka... Read more
NEWS Wax badan ka ogow qaraxii ka dhacay dekadda Iran iyo Khasaaraha ka dhashayCabdi CadeApril 27, 2025 by Cabdi CadeApril 27, 20250 Iran, ayaa wali ku howlan muddo ka badan 24 saac inay damiso dabka qabsaday dekedda ku taal koonfurta dalkaa oo shalay uu ka dhacay qarax... Read more