Kooxda Al Shabaab, ayaa saakay weerar culus oo ku bilowday qaraxyo baabuur laga soo buuxiyay, waxa ay ku qaadeen saldhigyo ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa...
Madaxweynaha Ruushka Putin, wuxuu soo gabagabeeyay heshiiska istaraatijiga ah ee iskaashiga dhammeystiran oo Ruushka uu la galay Iran, iyadoo shalay uu si rasmi ah qallinka...
Ciidamada Deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay weerar culus ku qaaday xubno ka tirsan kooxda Al Shabaab oo ku dhuumaaleysanayey aagga deegaanka Aboorey ee gobolkaas....
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo, ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay inay ka feejignaadaan dacaayadaha raqiiska ah ee argagixisadu ay ku doonayaan in ay...