Mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Arrimaha dibadda Mareykanka (State Department) ayaa soo jeediyay in la xiro safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, islamarkaana shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta laga daad-gureeyo,...
Kooxda Xuutiyiinta, ayaa xalay ku guuleestay in ay soo ridaan mid kamid ah diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee dowladda Mareykanka u adeegsato basaasida iyo sidoo...
Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho ee ka dhashay saqafkii kore ee kusoo dumay goob lagu caweeyo oo kutaalla magaalada caasimadda ah ee Santo Domingo ee...
Madaxweyaha dalka Mareykanka Donald Trump , ayaa marar badan ku hanjabay in duullaan milatari ku qaadi doonaan dalka Iran, haddii dowladda Iran ka biyo diido...