Boqortooyada Sacuudiga, ayaa waqti kama dambeys ah u qabatay ajaaniibta dalkaasi u tagtay in ay soo cumreestaan, xilli la guda galayo u diyaargarowga soo dhaweynta...
Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in tirada dadka lagu riday xukunnada dilka ah ee sannadka 2024 ay si weyn kor ugu kacday....
Ciidanka hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya, ayaa la sheegay in ay la wareegeen labo guri oo kuyaalla degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir, kuwaa oo...
Gabar lagu magacaabo Ibtihal Abu Saad oo u dhalatay dalka Marooko oo u shaqeeysa shirkadda Microsoft, ayaa qabsatay indhaha caalamka, kaddib markii ku dhax mudaharaaday...