Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in uu Diyaarinayo Ciidamo uu dalka ku qabsado !!
Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Mucaaradka ku ah dowlada Federaalka ayaa ka dhawaajiyay hadal dad badan ka yaabiyay uu ku weerarayay Madaxweynaha Soomaaliya...