Xili ay gabagabo ku dhaw yihiin shirarka xiliga Gu’ga ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka ee ka soconaya Magaalada Washington DC ayaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda...
Maamulka Puntland oo ku jirta dhammaystirka hawlgalka ciribtirka mileeshiyaadka Daacish ee Hillaac, ayaa saaka oo Sabti ah ku dhawaaqday in ay bilaabi doonto hawlgal kale...
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Suuriya, Asaad al-Shaibani ayaa maanta u sheegay warbaahinta in Yahuudda u dhalatay Suuriya ay billaabeen inay ku soo laabtaan Suuriya ,...
Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa ka qabsoomay shir ay isugu yimaadeen qaar kamid ah madaxda dalalka Africa ee ay xilligaan ciidankoodu ka hawlgalaan...
Laanta dambi baarista Maraykanka ayaa xirtay garsoore lagu magacaabo Hannah Dugan oo ka howlgasha gobolka Wisconsin, ka dib markii lagu eedeeyay in ay isku dayday...
W/Q Wasiirkii hore ee Qorsheeynta Abdirahman Sheikh Yusuf Abdi Aynte Bismillah, Maanta waxaa magaalada #Kampala ee dalka #Uganda ku qabsoomay shir madaxeed looga arrinsanayay Ciidanka...
Maamulka Jubbaland, Â ayaa Shacabka reer Jubbaland uga digtay in ay kadsoomaan kaarka aqoonsiga ay bixiso dowladda Federaalla Soomaaliya, kuwaa oo bixintooda ka bilaabatay qaar kamid...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay ciidanka deegaanka, ayaa galabta weerar culus ku qaaday goob la sheegay in ay kooxda Al Shabaab isku...