Siciid Deni oo shuruud adag ku xiray ka qeyb galka Shirka Golaha Wadatashiga
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shuruud adag ku xiray in uu tago magaalada Muqdisho kana qeyb galo shirka Golaha Wadatashiga Qaran uu...