Wasiir Xoosh oo ka hadlay Dooda ka taagan mooshinka Jawaari laga gudbiyay
Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka hadlay dooda ka dhalatay mooshinka laga gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Xildhibaano sheegeen in uu bur buray halka...