Xildhibaan Shaaciyay Xiliga Mooshinka Jawaari laga gudbiyay Baarlamaanka la horgeenayo
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sabtidii baajiyay kulan ay ku balan sanaayeen Baarlamanaka Federaalka Soomaaliya oo la filayay in Mooshinka laga gudbiyay Jawaar lagu horgeeyo Baarlamaanka. Xildhibaanada...