Puntland oo Duq magaalo u magacawday Magaalo ay maamusho Somaliland (Akhriso)
Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Eng Cabdixakiim Cabdulaahi Cumar ayaa wareegto kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu Duqa magaalada Laascaanood ugu magacaabay Cabdiqani Makhtal Maxamed Garaad. Wareegtada kasoo baxday...