Jawaari oo Khudbad Xasaasi ah u jeedinaya Xildhibaanada Golaha Shacabka
Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ku kulmaan Xildhibaanada Golaha, waxaana ajandaha kulankan uu noqonayaa hadal jeedinta Gudoomiyihii is casilay...