Jawaari” Waxaan arkay Cudud sheegasho mana ogolaan karin in dartey dhiig u daato”
Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta Xildhibaanada golaha Shacabka u jeediyay khudbad dheer uu uga hadlayay is casilaadiisa iyo waxyaabihii...