Muuse Biixi oo ka hadlay doorashadii dhacday iyo Guushii Cabdiraxman Cirro
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyeeyey Madaxweynaha ay dhawaan doorteen shacabka reer Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxana uu aqbalay oo soo...