Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay dagaal sifayn ah ku qaadayso kooxaha argagixisada ah ee ku sugan buuraleyda gobolka Bari. Madaxweyne ku xigeenka...
Senator Chris Van Hollen ayaa qoray sharci raadinaya in la hakiyo hubka Mareykanka uu ka iibiyo Imaaraadka Carabta illaa Washington ay ka xaqiijineyso in Abu...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u magacawday wadanka Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare , ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Kampala ee caasimadda dalkaasi. Masuuliyiin ka tirsan...
Dowladda Finland oo kamid ah dowladaha reer Galbeedka ee taageerada dhaqaale siiya dowladda Soomaaliya, ayaa shaacisay in ay joojisay taageerrada dhaqaale ee ay ku bixin...
Waxaa saakay oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, ka dhacdo doorashada guddoonka golaha Wakiillada cusub ee maamulka...
Dowladda Ukraine ayaa markii ugu horeysay gantaalada riddada dheer ee Storm Shadow ee ugu deeqday dowladda UK ku riday bartilmaameedyo ku yaala gudaha Ruushka, waxa...