Siyaasi kasoo horjeeda Axmed Madoobe lagu weeraray Kismaayo iyo khasaaro ka…
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi iska horimaad ku dhax maray ciidamada booliiska Jubbaland...