Dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed oo tahriib u ahaa Jasiirada Mayoota, ayaa la sheegay in ay ku dhinteen badda Jadiiradda Madagaskar, kaddib markii ay ciladowday doontii...
War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS ayaa looga hadlay khilaafka siyaasadeed ee xilligan u dhaxeeya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...
Hey’adaha ammaanka waddanka Filibiin ayaa Sabtidi xoojiyay amniga madaxweyne Ferdinand Marcos Jr, kaddib marki ay madaxweyne ku xigeenkiisa haweeneyda lagu magacaabo Sara Duterte ay si...
Waxaa saakay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacay iska horimaad u dhaxeeyay ciidamo katirsan booliiska Jubbaland iyo ciidamo kale oo ilaalo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerar la sheegay in saaka ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ku qaadeen hotelka...