Axmed Madoobe oo mar kale loo doortay Madaxweynaha cusub ee Jubbaland
Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa goordhaw Madaxweynaha cusub ee maamulka Jubbaland u doortay Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), kaddib doorasho natiijadeeda horey loo sii ogaa...