Author : Cabdi Cade
Maxkamadda sare ee Kenya oo joojisay in maanuus gaar ah loo sameeyo hay’adda Bill Gates
Maxkamadda sare ee Kenya ayaa joojisay amar xasaanad iyo maamuus gaar ah lagu siinayay hay’adda Bill iyo Melinda Gates. Bishii la soo dhaafay ayaa loo...
Wasiir Xoosh oo arrimo muhiim ah kala hadlay Saxiixayaasha 135-ta oday
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa maanta ku martigeliyey xarunta Wasaaradda odeyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee...
Dibadbax rabitaanka Xasan Sheekh lagu taageerayo oo ka dhacay Muqdisho (Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb-galay isku soo bax  bulshada caasimadda Muqdisho qaarkood ay ku taageerayeen go’aankii labada Aqal ee Baarlamaanka...
Masuul xilka laga qaaday oo isna maanta xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyay
Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo maamulka Jubbaland Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir), oo shalay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland xilka ka qaaday , ayaa isna goordhaw sameeyay...
Madaxweyne Siciid Deni oo abaabul dagaal ka wada gobolka Bari
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay u hoyday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa halkaasi ka bilaabay shirar ku saabsan arrimaha amniga. Madaxweyne...
Wasiir katirsan XFS oo xaalad lasoo daristay kaddib marki laga watay ilaaladiisa
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Saadaad Maxamednuur Caliyow, ayaa lagala watay ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya, gaar ahaan qeybta VIP-da loo...
Bannaanbax lagu taageerayo Damaca Xasan Sheekh oo Muqdisho ka socda
Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan fagaaraha Daljirka Dahsoon ka socda saakay bannaanbax la sheegay in lagu taageerayo in gobolka Banaadir iyo guud ahaan dalka ka...
Fahad Yaasiin oo taageeray tallaabo dowladda Soomaaliya qaaday
Taliyihii hore ee hay’adda nabbadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir , ayaa soo dhaweeyay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya shalay ka dejisay deegaanka...
Axmed Madoobe oo xil ka qaadis iyo magacaabistii ugu horreysay sameeyay
Madaxweynaha shalay dib loo doortay ee dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sameeyay xil ka qaadistii iyo magacaabistii ugu horreysay, saacado yar un...