Madaxa dacwad oogaha Maxkamada Caalamiga ah ee Dambiyada ayaa Arbacadi ka codsaday garsoorayaasha, in ay jaraan waraan lagu soo xiro hogaamiyaha taliska militariga Myanmar, kaas...
Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa soo saartay ammar ama waaran lagu soo xirayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe), oo dhawaan dib loogu doortay...
Qoraal kasoo baxay hay’adda nabbadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in ay baadigoobayaan nin ay ku sheegeen in uu adeegsado magaca Cabdifitaax Xuseen...
Dowlad goboleedka Puntland , ayaa si adag uga hortimid qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ku dooneyso in lagu soo xiro Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, si...