Madaxweyne Xasan oo Shir muhiim ah uga qeyb galaya Arusha (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, si uu uga qeybgalo shir muhiim...