Duqa Muqdisho oo booqday askar Aadan Yabaal kusoo dhaawacantay (Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ,ayaa deeq daawooyin ah ku wareejiyay maamulka Isbitaalka ciidanka Xoogga, asigoona booqday dhaawacyada qaar...