Sargaal katirsanaa Qunsuliyadda Itoobiya ee Garawe oo lagu dilay Laascaanood
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo , ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sargaal katirsanaa qunsuliyadda dowladda Itoobiya ku leedahay magaalada...