War- saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya , ayaa lagu sheegay in 40 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay hawlgalo qorsheysan oo ka dhacay...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ku matala maamulka Jubbaland, ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray dhibaatada dowadda dhexe ay ku heyso Shacabka dagan Deegaanada Jubbaland. Warka...
Kooxda Al Shabaab, ayaa lasoo sheegayaa saakay la wareegeen deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkaas ay horey u joogeen ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ee...
Madaxweynaha maamulka Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ugu baaqay Xamaas in ay sii daayaan la haystayaasha, kana tanaasulaan mas’uuliyadda marinka Qasa, hubkoodana u dhiibaan maamulka Falastiin,...
Kooxda Al Shabaab, ayaa saakay weerar culus oo ku bilowday qaraxyo baabuur laga soo buuxiyay, waxa ay ku qaadeen saldhigyo ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa...