Xildhibaan Sanyare oo si weyn uga falceliyay hadal kasoo yeeray Wasiirka Amniga
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka aan looga adkaanin dagaalkii degmada Aadan...