Wasiir Al-Shammaari oo xarunta Jen. Kaahiye lagu soo dhaweeyay (Sawirro)
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa xarunta tababarka ciidanka ee Generaal Kaahiye...