Khayraatka iyo Masiirka Somaliland yaa matala ? Dowlada Federaalka mise Maamulka Hargeysa ?
Heshiiskii Berbera kadib waxaan dhagaystay afhayeenka Maamulka Somaliland iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo leh Fedaraalka Muqdisho nama Matalo, mana hadli karo masiirkeyna! Ma rabo in...