Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Itoobiya in diyaarado hub iyo saanad kale oo milatari siday ka dejisay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee...
Subaxnimadii hore ee Axadda, December 8, 2024, Hay’at Taxriir al-Sham oo uu hoggaamiyo Axmed al-Sharaa, laguna naanayso Abu Muxammad al-Julani, ayaa ku dhawaaqay gacan ku...
Isbadal weyn oon horey loo saadaalin ayaa ka dhacay dalka Suuriya, waxaana xilka laga tuuray Madaxweynihii mayalka adkaa ee dalkaasi Bishaar Al Assad, oo ugu...
Madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani Mahama ayaa guul soo laabasho oo taariikhi ah ka gaaray doorashadii Axadda ka dib markii cod-bixiyeyaashu ay u muuqdeen...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in caddaaladdu ay laf-dhabar u tahay nolosha bulshada, haddii aan si wadajir ah...
Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa la galiyay heegan, kaddib cabsi laga qabo in ciidanka dowladda Soomaaliya ku daabuleyso deegaanka Raaskabooni ee gobplka Jubbada Hoose...