Xeer ilaaliyaha Qaranka oo shaaciyay Dalalka loo dhoofiyo Dhuxusha Somalia digniina u diray ….
Soo saaridda iyo dhoofinta dhuxushu waxay saamayn laxaad leh ku leedahay xaalufinta deegaanka, nabadgalyada iyo dhaqaalaha. Waxayna il wayn oo dhaqaale u tahay maleeshiyaadka iyo...