Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta Xildhibaanada golaha Shacabka u jeediyay khudbad dheer uu uga hadlayay is casilaadiisa iyo waxyaabihii...
Hay’ada Khayriga ah  ee Kalkaal Hospital Foundation ayaa baaris iyo Talaalka Hepititis B   si lacag la’aan ah ugu  sameysay ardayda Agoonta ah ee ku xaraysan Iskuulada Axmed Guray ,  Maxamuud Xarbi ,iyo Qaybaha  Markasyada  Al-salaam iyo Daarul-Hudaa ....
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda Muqdisho, waxaana kulanka maanta Golaha Shacabka hor tagay khudbadna ka hor jeediyay Gudoomiyihii is casilay Maxamed...
Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa la filayaa in 15-maalin gudahood in ay kusoo doortaan Gudoomiyaha golaha Shacabka, waxaana durba soo baxaya Xildhibaano badan oo damac uga...