Waxaa la filayaa 30-ka bishan April in magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada lawada sugayo ee Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana kursigan isku soo sharaxay 11 Xildhibaan...
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George H. W. Bush ayaa xaalad deg deg ah lasoo gudboonaatay kadib markii uu ku dhacay infegshenka dhiigga ku dhaca oo...
Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa xalay wiil dhalinyaro ah waxa ay ku dileen xaafada Suuqa Xoolaha ee Degmada Hiliwaa, waxaana baxsaday ragii hubeesnaa ee dilkaasi...
Waxaa lagu wadaa 30-ka bishan in magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana xilkan isku soo sharaxay Xildhibaano badan oo kasoo jeeda beesha Digil...
Wararka aan ka heleyno magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in laamaha amaanka dalkaasi maanta joojiyeen munaasabad soo dhaweyn ah oo Jaaliyada...