Waxaa saakay xaafada Unicef ee degmada Waabari ka dhacay qarax gaari loogu soo xiray nin u shaqeeya dowlada, waxaana qaraxaasi ka dhashay dhaawac soo gaaray...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku fatahay Wabiga Shabelle, fatahaada Wabiga ayaa sababay iyo dad badan isaga barakacaan xaafadihii ay kaga noolaayeen magaalada...
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta soomaliyeed ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska ALBAANI ONLINE oo ah dugsi...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bogiisa Twitter ku oo qoray inuu taageerayo qorshaha ay wadamada Waqooyiga Ameerika ku doonayaan inay ku martigeliyaan Koobka Adduunka sannada...
Dawlad-gobaleedka Puntland ee Somaliya oo doorashadeeda ay ka dhimantahay sanad ka yar ayuu ka socdaa is maan-dhaaf u dhaxeeya Odayaasha dhaqanka iyo Siyaasiyiinta u tartamaya...
Waxaa lagu wadaa in maalinta isniinta oo ku began 30-ka bishan April magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana kursigan isku soo sharaxay 11-Musharax...