Mareykanka iyo Xulufadiisa oo weerar xoogan ku qaaday dalka Siiriya (Daawo Sawirada)
Dowladaha Mareykanka, Britain iyo Faransiiska ayaa weerar xoogan oo dhinaca cirka ah waxa ay ku qaadeen dalka Siiriya, waxa ayna weerarkan uga jawaabayeen weerar loo...