Dastuurkii la xaday oo ku jira Qodob sheegaya in Muqdisho Caasimad aheyn (Akhriso Cadeymo)
Waxaa maanta golaha shacabka kulankiisii ajenduhu ahaa hadaljeedinta musharixiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha lagu qaybshay dastuurkii la xaday ee maalmahaanba hadal hayntiisu badnayd.. Bulshadu...