Wararka ka imaanaya Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in askari kasoo goostay Al Shabaab iskuna soo dhiibay ciidanka Maamulka Jubbaland dib ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxyaabaha lagu dhaliilay muddada uu xilka hayey waxaa ka mid ah safarrafa tirada badan ee dibadda, tan iyo...
Ciidamada Yahuuda Israa’il ayaa maalintii Isniinta ah waxa ay laayeen dad badan oo Falastiiniyiin ah oo ka banaan baxayay Furitaanka Safaarada Dowlada Mareykanka ka furaneysay...
Wado kutaala Magaalada Varanasi ee dalka India ayaa soo duntay xili uu dhismo ka socday, waxaana wadadan oo aheyd mid sare kusoo duntay wado kale oo...
Gurmadyo xoogan oo ka kala tagaya magaalooyin kala duwan ayaa gaaraya jiidaha hore ee Dagaalka deegaanka Tukaraq ay ku dagaalamayaan Ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland....