Duqa Muqdisho oo ka xumaaday sida maanta loola dhaqmay Ciyaartoyda Qaranka (Daawo Sawirada)
Baraha bulshada ayaa maanta si weyn looga hadal hayaa dhacdo dad badan ka caroodeen kadib markii Ciyaartowda Qaranka 17-sano jirada ee maanta dalka kusoo laabtay...