Ra’isul Wasaaraha oo Muqdisho ka furay shir ku saabsan fatahaadda wabiga shabelle
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga arinsanayo fatahaada Wabiga Shabelle iyo saameynta uu ku yeeshay magaalada...