Madaxweyne Xasan oo difaacay heshiiska Shidaal ee Turkiga la galay Soomaaliya
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa difaacay heshiiskii shidaalka ee dhowaan ay Soomaaliya la gashay Turkiga, isagoo sheegay inuu ku saleysan yahay “dano wadaag ah”. Madaxweynaha...