Duqa Muqdisho oo daah-furay olole lagu afurinayo 15 kun oo qoys (Daawo Sawirada)
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daah-furay olole lagu afurinayo 15 kun oo qoys. Maamulka Gobolka Banaadir ayaana...