Siyaasi caan ah oo shaaciyay in Xildhibaanada loo qeybiyay lacag ka badan Hal Malyan Dollar oo …
Siyaasiga Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa shaaciyay in Xildhibaanada golaha Shacabka loo qeybiyay lacag ka badan $1645,000 (Hal malyan lix boqol iyo afartan iyo shan kun oo dollar) kadib...