Madaxweyne Xaaf oo ugu baaqay Reer Cadaado in ay iska soo eryaan Cali Gacal iyo Carabey
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si adag uga hadlay khilaaf kala dhaxeeya kuxigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabey iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir....