Daawo Sawirro: Wasiirka Amniga iyo Taliyaal ciidan oo Kormeeray Koontaroolo kuyaala Daafaha Muqdisho
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ay wehliyaan Taliyaasha ciidanka Booliiska , Asluubta iyo saraakiil ciidan ayaa maanta kormeeray koontaroolo yaala Muqdisho...