Argentina oo baajisay Kulan Isra’il la ciyaari laheyd kadib Hanjabaadyo iyo Digniino loo diray
Xulka kubada Cagta Arjentina ayaa baajisay kulan saaxiibtinimo ay kula balan sanaayeen sabtida soo socota in ay la ciyaaraan Xulka Isra’il, kadib digniino iyo hanjabaadyo...