Dowlada Imaaraatka oo Go’aan kasoo saartay Ciidamadii ay Soomaaliya u tababarayeen
Dowlada Imaaraatka ayaa go’aansatay in ay jiijiso tababaradii iyo taageeradii ay siineysay ciidanka Milatariga Soomaaliya, kadib markii meeshii ugu xumeyd uu gaaray xiriirka labada dal...